Suuqa kala ibsiga Ciyartoyda Calamka
Kabtan kooxda wastham ee diglan rice ayaa kooxda arsenal ugu wareegay suuqa xagaaaga qiima gaaraya 105€, ciyaaryahanka ayaa dhameestiray hishiiska ugu wareegay kooxda arsenal maanta oo tariiqdu tahy 15jul2023, asago ka gudbay tijaamada cafimaadka.
Sidookle waxa kooxda hishiiska dhameestiray jurrein timber o ah difaac danbeedka midig ee kooxda ajax, qiima gariya 48€.
Kaas oo ka ciyaari kara bosas kala duwan sida difaaca dhexe, dhifaaca midig iyo waliba qadka dhaxe.
.jpeg)

Comments
Post a Comment